Sunday, April 20, 2014
Breaking News
You are here: Home » Business » KULLAN XASAASI AH OO UK KU YEESHEEN URURKA AFGOI YOUTH ACTIVITIES LEAGUE ( A. Y. A. L) + Sawiro
KULLAN XASAASI AH OO UK KU  YEESHEEN URURKA  AFGOI YOUTH ACTIVITIES LEAGUE  ( A. Y. A. L) + Sawiro

KULLAN XASAASI AH OO UK KU YEESHEEN URURKA AFGOI YOUTH ACTIVITIES LEAGUE ( A. Y. A. L) + Sawiro

UJeedada, KULLANKA:-SIDII LOOGU HORTAGI LAHAA AMNI DARADA ISASOO TAREEYSA

EE DEG.AFGOY&SHIRQOOLADA SIYAASADEED EE LADUUNAAYO IN LAFU KALA QEEYBIYO,QOWMIYADA
                                                     DIGIL&MIRIFLE  DAD & DEEGAAN !


Kullankaan oo ahaa,mid si weeyn Diirada-loogu saaraayay,(SHAQAAQOOYINKA DGAAL & SIYAASADEED) ee ka jira,guud ahaan Gob.sh\hoose,iyadoo ay siweyn usoo ifbixeen,Madax.Dow.Federaalka,Xasan gur-guurte&Waziirkiisa Gudaha,C\kariin Fidno,Ganacsato Beeshooda(Hiraad)aay lasoo heshiyeen Dalal&shirkado Shisheeye,iyagoo ujeedkoodu yahay,sidii aay Beeraha waaweyn(Azendo)ee Mooska&Kheeyraadka dabiiciga ee Gob.sh\hoose,ay ugu Dhaxalwareejin lahaayeen,iyadoo lagu haayo Beelaha Reer Aw-Digil& Biyamaal(12KOOFI),ayna isa soo tarayaan,shirqoolada larabo in lagu barakiciyo,isir-tirna lagu sameeyoiyo sidii loo kala gooyn lahaa Qowmiyadweynta Digil&Mirifle DAD & DEEGAANBA,ayaa waxaa lagama maar-maan noqotay,in si deg-deg ah loo abuuro,Dhaq-dhaqaaq kacdoon guud ee Dhalinyarada Gobolka Shabeelaha hoos,dibna boorka looga jafo Ciidamadii Xaq-udirirka ee ( R. R. A)

    Ururka Dhaq-dhaqaaqa(KACDOONKA) Dhalinyara Deg.Afgoy( Beelweynta GALADI)ayaa Kullan xasaasi ahaa ku yeeshay(Blue Ocean Conf.Hall)     ee Magaalada London ee Cariga Ingiriiska(UK),Kullankaasi oo ay isugu yimaadee,SiyaasiyiinAqoonyahano,Saraakiil,Ururada-bulshada qeybaheeda kala duwan,ee,ka soo jeeda Beelweynta GALADI,waxaa Gudoominaayay,1- Md.Eng.Hiraabe Cumar C\lle,xubnihii kullankaasi sida weyn ugu muuqday,
waxaa ka mid ahaa:-2-Dr,Cali Cabdi Baab(Afhayeenka Kacdoonka Gob.sh\hoose,3-Suldaan Sh.Cismaan sh.Cali,4-Md,Dr,Xasan Maxa`d Cumar,5-Eng.Ibraahim Guudle Cali,6-Malaaq C\qaadir Muudeey Maaxi,7-Md.C\rashiid Maxa`d Abiikar(Matoore)
8-Md,Aw-Muuse Cali Yuusuf,9-Md.Maxa`d Abiikar Cali,10-Md,C\kariim Cismaan Axmed Hiraabe.
Waxaa khadka Taleefanka ugu qeeyb-qaatay,Eng.saalax sh.cismaan&saciid cismaan isaaq(waafow),oo wakiil ka ahaa
jaaliyada Beelweynta Galadi ee Wadanka SWEDEN.
Ugu danbeeyntii Kullanka,waxaa laga soo saaray WARSAXAAFADEED,oo QODOB ah,waxaana saxaafada u akhriyay,
                                              Afhayeenka Kacdoonka Gob.sh\hoose,Dr,Cali Cabdi A.Baab.

 

mail (3)

mail

 

IMG-20131223-WA0009

About Caadil Haaji Abdi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>