Sunday, April 20, 2014
Breaking News
You are here: Home » News » Fanaan Caan ah & Siyaasiyiin kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaarey Magaalada Baydhabo
Fanaan Caan ah & Siyaasiyiin kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaarey Magaalada Baydhabo

Fanaan Caan ah & Siyaasiyiin kasoo jeeda Koonfur Galbeed oo Gaarey Magaalada Baydhabo

Waxaa Shalay Gelinkii Dambe Garoonka Diyaaradaha Shati-gududu International Airport ee Magaalada Baydhabo Janaay ka degay Tiro Siyaasiyiin , Qurbo Joog iyo Alfanaan Mustafa Xaaji oo si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi.

Wafdigaan oo si wada jir ah kaga soo dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Magaalada Muqdisho kuwaasoo ka kala yimid Gobalada Dalka iyo Wadamada UK, America iyo Boqortoyada Sacuudi Carabiya.

Masuuliyiintaan Shalay gaaray Magaalada Baydahabo ayaa waxaa ka mid ah Alfanaan Mustaf Xaaji iyo Siyaasi Eng Saalax Sheikh oo loo gelbiyay Xarunta ADC ee ka socda Dhismaha Dowlad Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Imaatinka Fanaankaan iyo Siyaasiyiinta ayaa kusoo beegamaya Xili Maalmahaan Qurbo joogta iyo Fanaaniinta ay kusoo qulqulaayaan Magaalada Baydhabo oo ka socda Dhismaha Maamul Gobaleed ka kooban Lix Gobal oo gaaray Gebo gebo Ergadane ay ku mashquulsan tahay Soo xulista Golaha Wakiilada iyo Golaha Odayaasha Dhaqanka kadib ladooran doono Madaxweyne

About Caadil Haaji Abdi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>